Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Minnesota iyo ISIS


Jaaliyadda Minnesota
Jaaliyadda Minnesota

Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalooyinka mataanaha ah ee Minneapolis iyo St. Paul ayaa dhowaan la kulmay Xoghayayaha Amniga Gudaha Jeh Johnson waxayna u sheegeen in lagu hayo faquuqu, cadaadis iyo dabagal ka imanaya laamaha amniga.

Tegitaanka Jeh Johnson ee Gobolkaas ayaa ka dambaysay ka dambaysay markii ay soo baxeen in dalkan Maraykanka ay ka tageen ilaa 100 dhalinyaro ah saddexdii sano ee u dambaysay kuwaasi oo ku biiray kooxaha jihaad-doonka ah ee dunida gaar ahaan Siiriya.

Ugu yaraan 13 ka mid ah dadka baxay ayaa ahaa Soomaaliya kuwaasi oo aaday dallka Siiriya si ay ugu biiraan kooxaha xagjirka.

Haddaba warbixintan gaarka ah waxaa VOA ay ku eegaysaa Gacan-Haadiska ISIS iyo dadaalka bulshada Soomaalidu wado ee ay kaga hor tagayaan in dhalinyarada laga qorto.

Hoos riix si aad u akhrisatid warbixintan oo faahfaahsan

http://projects.voanews.com/isis-recruit-somali-americans/somali/

XS
SM
MD
LG