Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rabshadihii Yemen oo sii Kordhay


Rabshadihii Yemen oo sii Kordhay
Rabshadihii Yemen oo sii Kordhay

Kadib markii Madaweyne Cali C. Saalix uu dalka kusoo noqday waxa sii xoogeystay gacan-ka-hadalka u dhexeeya ciidamadiisa iyo mucaaradka

Kadib markii Madaweyne Cali C. Saalix uu dalka kusoo noqday waxa sii xoogeystay gacan-ka-hadalka u dhexeeya ciidamadiisa iyo mucaaradka.

Weeraro ay ciidamada dawladdu ku qaadeen goobaha uu deggan yahay Generaalka goostay ee Cali Saalix Al-Axmar ayaa dhaliyey dhimashada dhowr ka tirsanaa ciidamada mucaaradka.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG