Kismaayo —
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya oo malmahan ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa dadka reer Jubbaland ku boorriyay inay ka qeybqaataan dagaalka ka dhanka Al-Shabaab.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhinaca kale daahfuray barnaamijyo wax loogu qabanayo dadka ay saameynta ku yeesheen fatahaadaha dalka ka dhacay.
Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan kasoo diray.
Madal