Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM oo ka digtay macluul ka dhici karta Gaza


Gaza
Gaza

Dhowr ka mid ah saraakiisha bini'aadannimada ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii ka digay in ay jirto halis sare oo macaluul inay ka dillaacdo Gaza, taasi oo ay sababeen colaadda ka jirta degaankaasi, haddii aan dagaalkusi dhaqso ah u joogsan.

Warbixintan oo ay qortay weriyaha VOA ee Qaramada Midoobay Margaret Basheer waxa soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.

QM oo ka digtay macluul ka dhici karta Gaza
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:54 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG