Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxooti Soomaali ah oo Denmark ku Dhibaataysan


Qaxooti Soomaali ah oo Denmark ku Dhibaataysan
Qaxooti Soomaali ah oo Denmark ku Dhibaataysan

Qaxootigan oo 60 ruux gaaraya ayaa sheegay in, ka sokow xaaladda caafimaad iyo ta nafsiga ah, mar walba lagu wargaliyo in la celinayo

Qaxooti Soomaali ah oo ku jira xero ku taalla duleedka magaalada Copenhagen ee waddanka Denmark ayaa lagu soo waramayaa in ay ku jiraan xaalad bani’aadaminimo oo aad u daran. Dadka xeradan ku jira ayaa la sheegay in xaaladdooda caafimaad iyo tooda nafsiga ahiba ay aad u liitado iyagoo qaarkood mudada ay ku jiraani ay toban sano ku dhawdahay.

Warka oo dhameystiran, hoosta ka dhageyso

XS
SM
MD
LG