Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Laascaanood


Qarax ka Dhacay Laascaanood
Qarax ka Dhacay Laascaanood

Saldhig Boolis oo ku yalla Laascaanood ayaa lala beegsday qarax bam, ugu yaraan 3 askari oo boolis ah ayaa qaraxaasi ku dhaawacmay.

Guddoomiyaha Gobolka Sool Faarax Askar Xuseen oo u warramay VOAda ayaa sheegay in goor fiidnimo ah bamka laga soo tuuray dhinaca dambe ee saldhigga loo yaqaano Wadnaha.

Guddoomiyaha ayaa sheegay inaan la helin cidda ka dambaysay qaraxa, laakin waxa uu xusay in qaraxan uu qayb ka yahay sida uu hadalka u dhigay rabshadaha ka taagan koonfurta Somalia.

Waraysiga guddoomiyha ka dhegayso midigta sare ee boggan.

XS
SM
MD
LG