Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Boosaaso


Qarax ka Dhacay Boosaaso
Qarax ka Dhacay Boosaaso

Laba ka mid ah booliska Puntland ayaa ku dhintay qarax ka dhashay miino dhulka lagu aasay.

Qaraxan ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay 4 qof oo mid ka mid ah uu rayid yahay.

Miinadan dhalisay qaraxan ayaa lagu aasay meel u dhow masjidka al Rashid ee magaalada Boosaaso

Guddoomiyaha gobolka Bari Sh Cabdixaafid Cali Yuusuf ayaa VOAda u sheegay in qaraxan uu ka dhashay miino ay isku dayeen ciidamadu in ay saaraan ka dib markii ay ka war heleen.

Guddoomiyaha ayaa ka gaabsaday in uu cid ku eedeeyo mas'uuliyadda miinadaasi la aasay, sidoo kale ma sheegin cid loo qabtay qaraxan.

XS
SM
MD
LG