Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Q-2aad Barnaamij Ku Saabsan Cudurada Faafa


Haatana ku soo dhawaada qaybtii labaad ee barnaamijyo Gaar ah oo aanu kaga Hadlaynay cuddurada faafa ama la kala qaado , qaybtan maanta waxaynu ku eegi doonaa Cudurka Shuban ka iyo daacuunka oo ay sanad walba dad tiro badani u dhintaan sida looga hor tago iyo waxa lagula tacaalo qofka uu haleelo, waxa inoo soo diyaarisay soona jeedinaysa Sahra ciidle nuur.

XS
SM
MD
LG