Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Shiidaal laga Qodayo Dooxada Dharoor


Puntland: Shiidaal laga Qodayo Dooxada Dharoor
Puntland: Shiidaal laga Qodayo Dooxada Dharoor

Madaxweynah Puntland iyo saraakiil ka socotay shirkadda Africa Oil ayaa maanta xariga ka jaray riig cusub oo laga taagay ceelkii koowaad

Madaxweynah Puntland iyo saraakiil ka socotay shirkadda Africa Oil ayaa maanta xariga ka jaray riig cusub oo laga taagay ceelkii koowaad.

Madaxweynaha ayaa sheegay faa'iidada in ceelka ay Soomaali oo dhan u siman tahay oo aan cidna ka qadi doonin.

Warbixin iyo wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG