Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Odayaal reer Somaliland ah oo Jigjiga Tagey


Xubno ka tirsan Golaha Guurtada Somaliland iyo oday dhaqameedyo ayaa magaalada Jigjiga u tagey nabadeyn laga geysanayo degmada Gaashaamo

Xubno ka tirsan Golaha Guurtada Somaliland iyo oday dhaqameedyo ayaa magaalada Jigjiga u tagey nabadeyn laga geysanayo degmada Gaashaamo oo la sheegay in ay shaqaaqooyin ka dhaceen xiliyadii dambe.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG