Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa maanta Fort Campbell, Kentucky, kula kulmaya xubno ka tirsan ciidankii ku lug lahaa hawlgalkii lagu dilay hoggaamiyihii ururka al-Qaacida, Osama bin Laden.
Madaxweyne Obama ayaa la sheegay inuu xubnahaasi iyo xubno ka tirsan militariga ee ku lug lahaa hawlgalkaasi ka dhacay magaalada Abbotabad ee dalka Pakistan.