Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama oo ka Hadlay Taallada Martin Luther King


Obama oo ka Hadlay Taallada Martin Luther King
Obama oo ka Hadlay Taallada Martin Luther King

Maanta ayaa si rasmi ah loo furay taallada halgamaagii madoobaa, Martin L. KIng Jr., taas oo uu madaxweynaha Maraykanku uu maanta ka hadlay

Maanta ayaa si rasmi ah loo furay taallada halgamaagii madoobaa, Martin L. KIng Jr., taas oo uu madaxweynaha Maraykanku uu maanta ka hadlay.

Obama ayaa ka sheekeeyey taariikhdii M. L. KIng, waxanauu sheegay in wax badani ka dhiman yihiin wixii uu ku taamayey MLK.

Warbixin iyo wareysiyo arrintaas la xiriira, qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG