Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Somalia ayaa sheegay in is-miidaamiyihii soo weeraray madaxtooyada uuna ahayn ruux uu yaqaano, isla markaasna uuna xaqiijin karin ilaa baarista lagu hayo ay ka dhamaato.
Dhinaca kale, Ku-xigeenka Madaxa Wararka ee Radio Muqdisho, Bashiir Khaliif Gaani ayaa sheegay in ninkii weerarka geystay uu la soo xiriiray subixii Axada, waxyaabo badanna weydiiyey, ha yeeshee is-miidaamiyuhu uuna sheegin wax tilmaamaya inuu weerar geysanayo.
Warka oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.