Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Netherlands: Maxkamad diiday in Israel laga iibiyo qalabka diyaaradaha F-35


Maxkamad ku taala dalka Netherlands ayaa soo saartey qaraar ay ku amreyso in dowladdu dhammaan joojiso qalabka dayactirka diyaaradaha dagaalka F-35 ee ay ka iibin jirtey Israel.

Maxkamadda ayaa sheegtay in ay walaac ka qabto in diyaaradahaas loo isticmaalay arrimo ka horimanaya shuruucda caalamiga ah.

Warbixin arrintan ku saabsan waxa magaalada London kasoo direy Wariyaha VOA ee qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Netherlands: Maxkamad diiday in Israel laga iibiyo qalabka diyaaradaha F-35
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG