Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Natiijada Doorashadii Masar oo Maanta la Filayo


Guddiga Doorashada ee dalka Masar ayaa sheegay in maanta oo Axad lagu dhawaaqi doono natiijada doorashadii madaxweyne ee dalkaas, iyada oo dalkaas ay ka jirto kala fogaansho aad u muuqata shacabka u dhaxaysa, gaar ahaan kuwa kala taageersan labadii murashax ee tartanka iskugu soo haray.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG