Nabadoono Puntland ka socday ayaa laga horjoogsaday inay tagaan shir uu garwadeen ka ahaa Ambassador Mahiga oo Kampala ka dhici lahaa.
VOAda ayaa waxay wareysatay Nabadoon Khaliif Aw-Cali Aw-Axmed oo ah Guddoomiyaha Dalada Nabaddoonada Puntland.
Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.