Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Muqdisho


Qarax shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa wali la garan la'yahay cidda iyo sida loo fuliyey, iyada oo arrintaas baaris lagu hayo

Qarax shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa wali la garan la'yahay cidda iyo sida loo fuliyey, iyada oo arrintaas baaris lagu hayo.

Qaraxu waxa uu ka dhashay gaari ay la socdaan labo ruux oo midkood qaraxa ku dhintay, halka mid kalena uu ka badbaaday. Labadan nin koodii badbaaday waxa la geeyay xafiiska dambi baarista ee booliiska gobolka Benaadir.

Warbixin arrintaas la xiriirta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG