Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Dhibaatada Haweenka Uurka Leh


Muqdisho: Dhibaatada Haweenka Uurka Leh
Muqdisho: Dhibaatada Haweenka Uurka Leh

Haweenka barakacayaasha ah ee uurka leh ee ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa waxaa haysada adeegyadii dhalliinka.

Haweenka barakacayaasha ah ee uurka leh ee ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa ka sokow caruurta nafaqo-darridu hayso ee ay wataan, waxaa iyaguna dhibaato ay ka haysataa adeegyadii u fududeyn lahaa inay ku umulaan goobaha caafimaadka ee magaalada Muqdisho.

Wariye ka tirsan VOA-da oo booqday ayaa meelaha ay barakacayaashu joogaan, wuxuuna ku soo arkay, haween badan oo uur leh oo maalmo badan soo lugeeyay si ay Muqdisho u soo gaaraan, ka dib markii ay ka soo barakaceen deegaamadoodii ay abaaro iyo macluul ku dhufteen.

XS
SM
MD
LG