Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Adeegga Cisbitaalka AMISOM


Muqdisho: Adeegga Cisbitaalka AMISOM
Muqdisho: Adeegga Cisbitaalka AMISOM

Cisbitaalka Ciidamda AMISOM ku leeyihiin magaalada Muqdisho ayaa bixiya adeegyo caafimaad oo wax badan ka taray baahidii dadweynaha

Cisbitaalka Ciidamda AMISOM ku leeyihiin magaalada Muqdisho ayaa bixiya adeegyo caafimaad oo wax badan ka taray baahidii dadweynaha.

Sida uu sheegay dhakhtar ka howgalla cisbitaalka, dadka ay daweeyaan 90% waa dadka ku dhaawacmay dagaalada ka socda magaalada Muqdisho.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG