Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mogadishu oo Guushii Chelsae Looga Dabbaaldegay


Taageerayaal Soomaali ah oo sheegay in kooxda Chelsae ee dalka Britain taageeraan ayaa xaflad ku qabtay magaalada Muqdisho.

Xafladda ayaa waxa joogay dad da' walba leh, waxa, sidoo kale, joogtay qof dumar ah oo sheegtay inay 3 maalmood ka hor ay ka timid dalka Turkiga oo ay 8 sanadood waxbarasho ugu maqneyd.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG