Isku xirrada

War Deg-Deg ah

M/weyne Shariif oo La hadlay Ciidamada


M/weyne Shariif oo La hadlay Ciidamada
M/weyne Shariif oo La hadlay Ciidamada

Madawweynaha dowladda KMG ah ayaa shalay sheegay in la joogo waqtigii la dhameeystiri lahaa dagaalka lagu dabar gooynayo kooxda Al-shabab, waxaana uu sheegay in ciidamada Dowladda ay guulo Farabadan ay ka gaareen dagaallada ay kula jiraan Al-shabab.

Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay xalfad shalay ka dhacday xerada Tababarka Ciidamada ee Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Halkaas oo lagu soo dhaweeynayay ilaa iyo 1000 askari oo tababar ku soo qaatay dalka Uganda, tababar kalena loogu furayay.

Warbixin ku saabsan arintaasi halkan hoose ka dhageeyso

XS
SM
MD
LG