Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dib u Dhis Xoog Leh oo ka Socda Mogadishu


Tan iyo markii Magaalada Muqdisho laga saaray kooxda Alshabab ayaa waxaa magaalada ku soo kordhayay maalinba maalinta ka dambeysa dib u dhiska guryaha, waxaana sare u kacay qiimaha kirada guryaha iyo iibkoodaba.

Waxaana dadka guryahaasi dhisanaya ka mid ah dad qurba joog ah oo ku laabtay magaalada si ey u maalgashadaan.

Wareysi aan arintaasi kala yeelanay Eng: Xuseen Axmed oo ka mid ah Engineerada shirkadaha ku howlan dhismaha magaalada Muqdisho.

XS
SM
MD
LG