Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Dagaal Xalay ka dhacay


Muqdisho: Dagaal Xalay ka dhacay
Muqdisho: Dagaal Xalay ka dhacay

Ciidamada DKMG ee Somaliya iyo Kuwa Amisom oo xalay mar kale weeraro kala kulmay kooxda Al-Shabab

Shalay waxaa dagaal xoogan kula wareegay deegaano ka mid ah degmada kaaraan ciidamada DKMG ah oo ay kaabayaan kuwa Midowga Africa ee Amisom.

Ciidamadaasi oo xalay ku hoyday dulledka degamada kaaraan ayaa waxeey weeraro kala kulmeed Kooxda Al-shabab oo shalay maamulka dhulkaasi laga fara maroojiyay .

Hadaba wararkii ugu dambeeyay ee dagaalada Muqdisho halkan hoose ka dhageeyso

XS
SM
MD
LG