Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Hooyo Soomaaliyeed oo ka Hadashay Gabadheeda oo Arrintii Dhalinyarada u Xiran


Duniya Axmed Abtidoon oo hooyo u ah gabar u xiran arrintii dhalinyarada ayaa sheegtay in gabdheedu ayna arrintan ku lug lahayn

Duniya Axmed Abtidoon oo hooyo u ah gabar u xiran arrintii dhalinyarada ayaa sheegtay in gabdheedu ayna arrintan ku lug lahayn. Gabadha oo lagu magacaabo Xamdi Cali ayaa wali xiran.

Duniyo ayaa sheegtay in gabadheeda sanadkii ay dagaal gashey, hase ahaatee ay aaminsan tahay in ka-ganacsiga hablaha yar-yar ayn shaqo ku lahayn.

Wareysiga oo dhameystiran, hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG