Garoonka Muqdisho waxaa ku burburtay diyaarad military oo ay leedahay dowladda Ethiopia. Diyaaradan ayaa sida la sheegayo sidday hub.
Sawirro: Diyaarada ku Burburtay Muqdisho

1

2
Mid ka tirsan ciidanka dab-damista ee AMISOM oo isku dayaya inuu damiyo dab. August 9, 2013. (AMISOM)

3
Ciidanka dab-damista AMISOM August 9, 2013. (AMISOM)

4