Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamadda Milatariga oo Fulisay Xukunno Dil ah


Nafiiso Cusmaan
Nafiiso Cusmaan

Maxkamadda milatariga ee Soomaaliya ayaa laba nin oo lagu eedeeyey inay ka tirsan yihiin ururka al-Shabab ku fulisay dil toogasho ah maanta magaalada Muqdishu.

Labada nin oo lagu kala magacaabo Shaafici Cabdulcasiis iyo Xasan Salmaan ayaa maxkamaddu ku heshay inay bishii Abriil dileen gabadh lagu magacaabi jiray Nafiiso Cusmaan.

Dhinaca kalena Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Cabdiiraxmaan Maxamed Tuuryare ayaa VOA u sheegay inay qofkii maxkamadi ku hesho xubinnimo ururka al-Shabab la toogan doono.

Weriyahayaga Axmed Xasan Colaad ayayaa ku waraystay magaalada Muqdishu.

Waraysigaasi hoos ka dhagayso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00

XS
SM
MD
LG