Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Midowga Afrika: AMISOM ayaa la Wareegaysa Baydhabo iyo Beledweyne


Kulankii Amniga Qaranka ee Somalia oo maanta ka dhacay Muqdisho ayaa lagu sheegay in dhamaadka April ay Ethiopia xilka wareejin doonto

Kulankii Amniga Qaranka ee Somalia oo maanta ka dhacay Muqdisho ayaa lagu sheegay in dhamaadka April ay Ethiopia xilka wareejin doonto.

Ciidamada ka qeyb qaadan nabad ilaalinta waxa ka mid kuwa Seara Leone oo aan wali dalka Somalia soo gaarin iyo ciidamada dalka Djibouti oo Beledweyne iyo Muqdisho ka hawlgali doona.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG