Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamadda Militeriga DKMG ee Xukuno Ridday


Maxkamadda Militeriga DKMG ee Xukuno Ridday
Maxkamadda Militeriga DKMG ee Xukuno Ridday

Maxkamadda ayaa maanta soo bandhigtay raashin horay loo lunsaday, dil iyo xarigna ku xukuntay askar ka tirsan ciidanka iyo Alshabab

Maxkamadda ayaa maanta soo bandhigtay raashin horay loo lunsaday, dil iyo xarigna ku xukuntay askar ka tirsan ciidanka iyo Alshabab.

Raashinka la soo bandhigay ayaa ahaa kii lagu eedeeyey inuu lunsaday Guddoomiyihii Degmada Kaaraan oo toddobaadkii hore ay Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Somalia ay ku xukuntay 15 sano oo xarig ah.

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG