Hague —
Maxkamadda Sare ee Qaramada Midoobay ayaa toddobaadka soo socda dhageysan doonta dacwad ay dowladda Koonfur Afrika ka gudbisay Israel, dacwaddan ayaa ku saabsan waxa ay dowladda Koonfur Afrika ugu yeertay xasuuqa Israa’iil ay ka waddo Gaza.
Warbixin ay wakaaladda wararka ee AFP qortay waxaa faahfaahinaya Xuseen Barre.
Madal