Jigjiga —
Waxaan dhawaan la shaaciyay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee sannadkii 2015 kii tirsiga taariikhda Itoobiya.
Tirada ardayda ee imtixaanka ku dhacay ayaa aad u badan yihiin, iyada oo tan oo kalena ay dhacday sannadkii hore.
Dadka waxbarashada iyo barbaarinta ka shaqeeya ayaa walaac ka muujiyey natiijada aadka u hooseysa ee ardayda dugsiyada sare helayaan.
Haddaba wariyaha VOA-da ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa sababaha keenay arrintan ka wareystay Cabdiraxmaan Khadar Shariif (Catooshe), oo ah bare Jaamacadeed, arrimaha waxbarashadana muddo ku soo jiray.
Madal