Xoghayaha labaad ee safaaradda Soomaalida ee dalka Turkiga ayaa sheegay in dawladda Turkigu ay dalka Somalia ka bilowday mashaariic dhowr ah oo horumarin iyo waxbarasho iskugu jira.
Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa VOA uga waramay mashaariicda kala duwan ee Turkigu Somalia ka fulinayo.