Barnaamijka waxaa todobaadkan ku marti ah Prof Xuseen Maxamed Jaamac "Xuseen Xiis" oo ah khabiir saxaafadda Somalia.
Prof Xasan Xiis, wuxuu haatan macalin ka yahay jaamacada magaalada Hargeysa, wuxuuna barnaamijkan uga hadlayaa heerarka kala duwan ee saxaafadda Soomaaliya.