Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka iyo Yassin Maaxi


Martida Makrafoonka iyo Yassin Maaxi
Martida Makrafoonka iyo Yassin Maaxi

Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Yassiin Maaxi oo ah siyaasi Soomaaliyeed oo laga soo doorto gobolka Södermanland ee dalka Sweden.

Yassin Maaxi Macallin waxa kale oo uu madax ka yahay xisbiga midnimada bulshada soomaaliyeed SSUP.waxaanna uu ka mid ah musharaxiin Soomaali ah oo u tartamay Baarlamaanka qaranka Sweden.

Waxaanan ka waraysanay siyaasadda Sweden iyo saamaynta ay ku leedahay Soomaalida ku nool dalkaasi, iyo arrimo kale.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso midigta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG