Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka iyo Jibriil Xirsi


Martida Makrafoonka iyo Jibriil Xirsi
Martida Makrafoonka iyo Jibriil Xirsi

Barnaamijka waxaa marti u ah guddoomiyaha ururka SomaliCan ee dalkan Maraykanka Jibriil Maxamed Xirsi.

Dalalka Maraykanka iyo Canada iyo wadamo badan oo ku yaalla qaaradda Yurub oo ay ugu horayso boqortooyada Britain ayaa dadaal ugu jira sidii dhalinyarada Soomaalida ah ee ku koray wadamadaasi ay ul a qabsan lahaayeen fursadaha kala duwan ee ka jira, iyo sidii dhalinyaradaasi looga ilaalin lahaa in ay qayb ka noqdaan dagaalada ka socda Soomaalia.

Hadaba sidee ugu haboon oo ay dhalinyarada Soomaalida ah ee ku koray dalalka hormaray ay uga faa’idaysan karaan fursadaha nololeed ee jira maxaase ka hortaagan .

Barnaamijkeena waaxaa todobaadkan marti u ah oo arrintaasi nala faaqidi doona Jibril Maxamed Xirsi oo ah gudoomiyaha ururka Somalican ee gobolka Ohio ee dalkan Maraykanka kana mid ah ururda uu dhaqdhqaaqa dhalinyarada iyo bulshada soomaalida Maraykanka.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso barnaamijka oo dhamaystiran.

XS
SM
MD
LG