Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka iyo Faysal Cali Waraabe


Martida Makrafoonka iyo Faysal Cali Waraabe
Martida Makrafoonka iyo Faysal Cali Waraabe

Barnaamijka todobaadkan waxaa marti u ah guddoomiyaha xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe.

Ololaha doorashada ayaa ka socda Jamhuuriyadda la baxday Somaliland, waxaanan inta uu socodo aanu isku dayi doonaa inaan todobaadyada soo socda barnaamijka ku marti qaadno madaxda 3da xisbi ee doorashada u tartamaysa.

Todobaadkan waxaa marti inoo ah Faysal Cali Waraabe , guddoomiyaha xisbiga UCID, waxaana uu ka warramaya siyaasadda xisbigiisa iyo waxa uu kaga duwanyahay axsaabta kale.

Waraysiga oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG