Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka


Barnaamijka waxaa todobaadkan marti u ah Filimsameeyaha Soomaaliyeed Cali Siciid Xasan oo ka waramaya Filim samynta iyo taariikhda Somalia.

Cali Siciid waxaa uu ka tirsanaa wakaaladdii filimaanta Soomaaliyeed, waxaana uu sameeyay rugtii ugu horaysay ee ururinta farshaxnka Soomaaliyeed.

Waxa uu qayb ka qaatay kaydinta barnaamijyo maqal iyo muuqaal ah oo ka hadlaya Taariikhda iyo Dhaqanka Soomaalida.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG