Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Maryan Awreeye


Martida Makarafoonka: Maryan Awreeye
Martida Makarafoonka: Maryan Awreeye

Guddoomiyaha xarunta Xuquuqda Aadamaha ee Dr. Ismaaciil Jimcaale Maryan Awreeye waxay kaga hadleysaa xaaladda Xuquuqda Aadamaha ee Soomaaliya.

Barnaamika todobaadkan waxaa Marti u ah Guddoomiayaha Xaruunta Dr Ismaaciil Jumcaale ee Xuquuqda Aadamaha, Maryan Xuseen Maxamed Awreeye, oo haattan ku sugan dalkan Maraykanka.

Waxaanan ka waraysanay asaaska Xaruunta Dr Ismaaciil Jumcaale oo ka mid ah ururadii ugu horeeyay ee u ololeeya xuquqqda aadamaha ee Somalia gaar ahaan xiligan dagaalada. Sidoo kale waxay ka warrantay xaalaadda xuquuqda aadamaha ee Somalia iyo arrimo kale oo la xidhiidha xadgudbyada ka dhanka ah xuquuqda aadamaha.

XS
SM
MD
LG