Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Cabdirashiid Dahabshiil


Martida Makarafoonka: Cabdirashiid Dahabshiil
Martida Makarafoonka: Cabdirashiid Dahabshiil

Barnaamijka Martida Makarafoonka wuxuu ku saabsan yahay Cabdirashiid Maxamed Siciid (Dahabshiil) oo ka hadlaya adeegyada Shirkadda Dahabshiil.

Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa uu ku saabsan yahay adeegyo ay soo kordhisay shirkadda Dahabshiil oo uu ka mid yahay adeeg isgaarsiineed.

Wariyaha VOA-da Sahro Ciidle Nuur ayaa magaalada Hargeysa ku wareysatay maamulaha guud ee shirkadda xawaaladda ee Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Siciid (Dahabshiil).

XS
SM
MD
LG