Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Jibriil Ibraahim Cabdulle


Barnaamijka Martida Micrafoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Madaxa Ha'adda Cilmi baarista iyo Wadatashiga ee CRD Jibriil Ibrahim Cabdulle. Jibriil waxa uu ka mid ahaa martidii lagu casumay shirkii caalamiga ahaa ee arrimaha Soomaalida ee Jimcihii--1-da bisha June lagu soo gabagabeeyay waddanka Turkiga.

Madaxa CRD Jibriil Ibrahim waxa uu barnaamijkan kaga hadlayaa xiriirka Soomaalida iyo Turkiga iyo sida uu noqon doono mustaqbalka, waxa ay yihiin danaha qarsoon ee ay dowladda Turkiga ka leedahay Soomaaliya iyo sidoo kale waxa ay wada qabsan karaan ganacsatada labada dal.

Su'aalahaasi iyo kuwa kaloo badan ayuu Jibriil kaga jawaabayaa barnaamijkan.

Branaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

XS
SM
MD
LG