Isuduwaha Gargaarka Bani'aadaminimo ee QM, Mark Bowden ayaa booqday Gaalkacayo, Garowe, iyo Boosaaso, booqdayna xeryaha barakacyaasha.
Mark Bowden iyo wafdigii uu hogaaminayey waxa kale oo ay eegeen sida ay fuleen mashaariicdii ay QM horey uga maalgalisay deegaanadaas.
Maamulka Puntland ayaa isna u sharxay wafdigii yimid dhinacyada uu maamulka u baahanyahay in laga caawiyo horumarintooda.
Wareysi arrintaasi ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.