Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuska 11-kii September oo biloowday


Xuska 11-kii September oo biloowday
Xuska 11-kii September oo biloowday

Toban sanadood ka hor maanta oo kale waxeey aheyd maalintii weeraro xoogan lagu soo qaaday dalkan Maraykanka gaar ahaan Xaruntii Ganacsiga Aduunka ee New York iyo Dhismaha Xarunta Gaashaandhigga ee Dulkeedka Washington

Waxaa Dalkan Maraykanka ka bilaabmay Xafladaha lagu xusayo dadkiiku ku dhintay, waxaana la adkeeyay Amaanka guud ahaan dalkan, iyadoo ay jireen warar soo baxayay oo sheegayay cabsi laga qabo weeraro argagixiso oo lagu soo beego maanta oo kale

Magaalada Washingtonna, Madaxweynaha Mareykanka ee hadda Brack Obama ayaa kaga qeyb qaadanaya xuska 10 guurada ka soo wareegtay 11kii September, isagoo booqanaya Qabriyada dadkii ugu horeeyay ee ka jawaabay weerarkaasi, militariga iyo kumanaanka qof ee naftooda ku waayay

Hadba dadkii Somalida ahaa ee dhacdadii 11kii September sannadkii 2001dii u soo joogay waxaa ka mid ah C/laahi Cali Macow

wareysi aan la yeelay halkan hoose ka dhageeyso

XS
SM
MD
LG