Sawirro: Xuska Baroordiiqda Nelson Mandela

1
Madaxweyne Barack Obama oo khudbad ka jeediyay xuska Mandela ee garoonka FNB, Johannesburg, Dec. 10, 2013.

2
Garoonka FNB ee Johannesburg oo ah goobta lagu qabtay xuska loo sameynayay Mandela, Dec. 10, 2013.

3
Garoonka FNB, Dec. 10, 2013.

4
Winnie Madikizela-Mandela, xaaskii hore ee Nelson Mandela oo ka qeybgashay xuska Mandela, Johannesburg, Dec. 10, 2013.