Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mahiga oo Muqdisho Booqday


Mahiga oo Muqdisho Booqday
Mahiga oo Muqdisho Booqday

Ergayga gaarka ah ee XGQM, Augustine Mahiga ayaa tagay Muqdisho, wuxuu Villa Somalia kulan kula qaatay madaxda Dowladda KMG ee Somalia

Ergayga gaarka ah ee XG Qaramada Midowbay u qaabilsan Arrimaha Soomaiya Augustine Mahiga oo maanta gaaray Magaaalda Muqdisho ayaa Xarunta Madaxtoyada ee Villa Soomaliya kulamo kula qaatay Madaxweynaha DKMG Sh.Shariif Axmed, Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo R/wasaare Max’ed C/laahi Farmajo.

Madaxweyne Shariif iyo Mahiiga oo labaduba si kooban uga hadlay kulankooda marka uu soo dhamaaday ayaa sheegay inay kawada hadleen arrrimo dhowr oo ay kugu muhiimsaneyd muddo korarsiga baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ee 3 sano ku kororsaday.

Ergayga Gaarka ah, Mahiga ayaa horey u diiday muddo kordhinta baarlamaanka Somalia.

XS
SM
MD
LG