Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Siilaanyo oo Laascaanood Booqday


Madaxweyne Siilaanyo oo Laascaanood Booqday
Madaxweyne Siilaanyo oo Laascaanood Booqday

Waa markii ugu horeysay ee Madaxweyne Somaliland ahi uu booqdo gobolka Sool, iyada oo booqashadii Rayaale ee 2002dii ay buuq dhalisay

Waa markii ugu horeysay ee Madaxweyne Somaliland ahi uu booqday gobolka Sool, iyada oo booqashadii Rayaale ee 2002dii ay buuq dhalisay.

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la sheegay inuu kasii gudbay magaalada Laascaanood oo gaaray xuduudda dhinaca Puntland.

Wareysi ay VOAdu ka la yeelatay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland oo arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG