Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay arrimaha abaaraha, ciidamo Afrikaan ah oo dheeri ah iyo in ururka Alshabab haddii ay wadahadal diyaar u yihiin ay dawladuna dhinaceeda ay diyaar u tahay.
Madaxweynaha ayaa carabaabay ciidamada ka imanay dalka Mali oo kusoo biiraya ciidamada AMISOM ee Midowga Afrika ee magaalada Muqdisho ka hawlgala.
Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.