Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne ku Xigeenada Jubbaland oo la Dhaariyey


Axmed Madoobe, madaxweynaha Jubbaland
Axmed Madoobe, madaxweynaha Jubbaland

Labada Madaxweyne ku xigeen ee maamulka Jubbaland iyo golaha wasiirada cusub ee Maamulka Jubbaland ayaa maanta loo dhaariyey xilkooda kadib markii todobaadkii hore ay ansixiyeen xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Jubbaland.

Madaxweyne ku xigeynka Koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan waxa laga yeelayo Ciidamadii Col. Barre Hiiraale iyo Dilkii Dulyadeyn.

Maxamuud Sayid Aadan oo horey uga mid ahaa siyaasiyiinta diidan maamulka Jubbaland, ayaa sidoo kale ka hadlay isbadalka ku yimid mowqifkiisii hore ee ku aadanaa dhismaha Maamulka Jubbaland.

Wariyaha VOA ee magaalada Kismaayo Khadar Maxamuud Xareed ayaa wareystay Maxamuud Sayid Aadan.

Wareysi: Maxamuud Sayiid Aadan
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:05 0:00

XS
SM
MD
LG