Isku xirrada

War Deg-Deg ah

M/weyne Geelle oo Booqday Muqdisho


M/weyne Geelle oo Booqday Muqdisho
M/weyne Geelle oo Booqday Muqdisho

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi u hoggaaminayo ayaa booqasho aan hore loo shaacin ku tagay Muqdisho.

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi u hoggaaminayo ayaa booqasho aan hore loo shaacin ku jooga Muqdisho.

Madaxweynaha waxaa safarkan ku weheliyay wasiirro iyo xildhibaann baarlamaanka ka tirsan, iyagoo booqday xerada Badbaado iyo Cisbitaalka Benaadir.

Madaxweynaha Djibouti, wuxuu Muqdisho geeyay gar-gaar isugu jira dawo iyo cunto loogu talagalay dadka nafaqa-daradda la liita.

Warbixin ku saabsan safarka madaxweynaha Djibouti ee Muqdisho qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG