Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta Xorriyadda Jamhuuriyadda Djibouti


Madaxweynaha Jamhuuriyada Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in howlgalka ciidamada Djibouti ee ku sugan Soomaaliya uu yahay sidii ay dalka Soomaaliya uga saari lahaayeen kooxaha al-Qaacida ku xiran ee ka howlgalla gudaha Soomaaliya, isagoo muujiyay kalsoonida uu ku qabo in howlgalkaasi uu guuleysan doono.

Hadalkan ayuu Madaxweyne Geelle ka sheegay munaasabadda 35-guuradda ka soo wareegatay markii Djibouti ay xornimada qaadatay oo ku began maanta (27-ka Juun), taaoo lagu qabtay magaalada Djibouti.

Qaybta hoose ka dhageyso warbixin uu weriyaha VOA ee Djibouti, Ramadan Muuse ku eegayo dabaaldegga Djibouti iyo hadalka madaxweynaha Geelle.

XS
SM
MD
LG