Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta Xorriyada Saxaafadda Caalamka


Dunida waxaa maanta laga xusayaa maalinta Maalinta Xoriyadda Saxaafadda Caalamiga ah.

Guddiga Weriyayaasha aan Xuduudda Lahayn ayaa cambaareeyey weerarrada joogtada ah ee lagu haya bahda saxaafadda iyagoo sheegay in sannadkan oo keliya caalamka lagu dilay 21 suxufi. Waxa la sheegay in xukuumadda

Siiriya iyo Maleeshiyada ururka Al-Shabab ee Soomaaliya inay yihiin kuwa xadgudubyada ugu badan u gaysta suxufiyiinta.

Soomaaliya sannadkan waxaa lagu dilay shan weriye oo kii ugu dmabeeyey habeenkii xalay ahaa lagu dilay magaalada Gaalkacyo.

XS
SM
MD
LG