Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Casoowe oo Diiday Joojinta Fadhiyada Baarlamaanka


Casoowe oo Diiday Joojinta Fadhiyada Baarlamaanka
Casoowe oo Diiday Joojinta Fadhiyada Baarlamaanka

G/kuxigeenka 2-aad ee baarlamaanka xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble Casoowe ayaa ku gacan-seyray hadalkii Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DKMG ee Somali uu maanta jeediyey.

Guddoomiye kuxigeenka labaad ayaa sheegay in ay habbooneyd in Wasiirka Arrimaha Dibadda uu isaga uu lasoo xiriiro, balse uuna amrin ciidanka booliiska inuu xiro Golaha Baarlamaanka.

Warbixin, wareysi, iyo faallo arrrintaas la xiriira, qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG